Site icon Qaamuus

ereyga

Danab-soocid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Maxsuulka falgalka kiimikaad kana dhasha qulqul danab oo dhexmaraaya gudbiye-milme. Raadkani waxa uu abuuraa aayano u kala socda dhinaca qotinada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga danab-soocid

qotintabane | qotintogane | xeerka danab-soocidda Faaradhay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version