danan
(m.l)1. Cida fardaha. 2. ld dananid.
danan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)1. Faras ciyid. 2. Dawan, lacag qaddaaddiic ah iwm sanqarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danan ↴
dananid [m.f.dh]
eeg danan². ld danan¹ (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg