Site icon Qaamuus

ereyga

danbiil
(m.dh)

ld dambiil.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danbiil

naar [m.dh] (-ro, ml.)
1. Meesha la geeyo jinniga iyo insiga xagga Eebbe danbiilayaasha ka ah marka ay aakhiro tagaan; cadaab. 2. N. ah: wax aad u kulul.

dambiil [m.dh] (-lo, m.l)
Qalab caw, xaskul, caag iwm laga sameeyo sidde leh oo adeegga guriga lagu rito. ld danbiil.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version