Dandaanso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo qaadasho. ld daddaanso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dandaanso ↴
daddaanso | dandaansasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg