Dangiig
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Jiif raaxo leh dhabarku hooseeyo; xusullaysi. 2. ld dangiigid. ld dingiig¹.
Dangiig
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Si raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiig².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dangiig ↴
dangiigid | dangiigsad | dangiigsasho | dangiigsi | dangiigso | dingiig | dingiig | dingiigid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg