Dani
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qof mas'uul ka ah baabuur, bas iwm. ld deni.
Dani
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geed weyn, ciinka iyo dharkeenka ay isku bahyihiin oo ceelasha, guryaha, waraha iwm deyr looga dhigo; dano.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dani ↴
laaluusho | waddani | waddaninnimo | waddaniyad | dano | deni | dhuunirraac | faduuli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg