Site icon Qaamuus

ereyga

Danwadaag

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)

1. Dad isku degaan ah oo wadaaga heshiis nabadgelyo. 2. Dad isku degaan ah oo dan gaar ahaaneed ka dhexeyso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga danwadaag


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version