Daqar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Dhaawac madaxa gaara oo aan lafta jebin. ld dakhar¹.
Daqar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qray, -qartay; -qri)Qof, dhaawac aan lafta jebin madaxa ka gaarsiin. ld dakhar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daqar ↴
dagarasoon | dakhar | dakhar | daqarasoon | daqarsoon | daqran | daqrid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg