Site icon Qaamuus

ereyga

Daqiiqad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Waqti hal saac ah oo lixdan meelood loo qaybshay middood. ld daqiiqo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daqiiqad

saacad | bastooreyn | biririf | caloolmajiir | daqiiqo | mirir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version