Daraaso
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Baaridda ama u dhabbagelidda wax la rabo in xogtooda la ogaado. ld daraasad, diraaso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daraaso ↴
daraasad | diraaso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg