Daraf
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-rfo, m.l/-fyo, m.dh)1. Meesha wax ugu baallaysa. 2. Labada kobood ee casaamka ah ee derinta dacalladeeda lagu tolo middood.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daraf ↴
darfi | guluus | macawis | minaaq | xor |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg