Darban
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, nayd)1. Wax diyaar ah ahaansho. 2. Wax aleel lagu qurxiyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darban ↴
darbanaan | darbanaansho | diyaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg