Darbee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)1. Kubbad si xoog leh u laadid. 2. Khayaano faa'iido weyn ku helid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darbee ↴
darbayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg