Site icon Qaamuus

ereyga

Darbo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Si xoog ah uu kubbad lugta loogu laado. 2. Khayaano faa'iido weyn lagu helo. ld darbad (3).

Darbo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-baday, -batay)

1. Darab qaadasho. 2. U d.: qof hawl isu diyaarin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darbo

darbad | darbasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version