Site icon Qaamuus

ereyga

Dardarsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Isku d.: qof gabow, naxdiin iwm awgood, wax la garan waayey noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dardarsan

dardarsamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version