Site icon Qaamuus

ereyga

Dardhaaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

U gudbidda neef uu u gudbo dar kale. ld dardhaafid.

Dardhaaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

1. (f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid. 2. (f.mg) Dar buux-dhaafid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dardhaaf

dardhaafi | dardhaafid | dardhaafin | dardhaafis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version