Site icon Qaamuus

ereyga

Dareerin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg dareeri. ld dareeris¹, dureerin.

Dareerin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (xis.)

Wadarta tibxaha ee susun. Guud ahaan, waa tibaax leh sansaanka ah x1 + x2 + x3 + x4 +... taas oo x1 ay yihiin tirooyin maanagal ah ama murakab ah (series).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dareerin

dareeri | dareerin-aritmatig | dareerin-aroorta | dareerin-joometeri | dareerin-kalahaad | dareerin-koobane | dareerin-makoobane | dareeris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version