Site icon Qaamuus

ereyga

Dareerka dhiigga

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (c.nafl)

Milanka ka soo hara markuu dhiig xargago. Seeramku waxay u dhigantaa balasmada, laakiin waxa ka maqan borotein la yiraahdo fibrinogen iyo walax kale oo hab hawleedka xargagidda loo isticmaalay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dareerka dhiigga


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version