Site icon Qaamuus

ereyga

Dareerto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Lafta dheer ee dhabarka. 2. Meesha godan, sanka hoostiisa ku beegan ee bishinta sare kala barta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dareerto


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version