Dariishad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Mid ka mid ah daloollada loo yeelo aqallada iwm oo ay iftiinka iyo naacawdu ka soo galaan; khalfad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dariishad ↴
ballaq | ballaqan | ballaqan | baqbaq | daaqad | fur | furan | khalfad | shaqal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg