Site icon Qaamuus

ereyga

Daris

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

1. Caws adag oo gaaban oo ka baxa meelaha qoyaanka joogtada ah leh, ris; guxud. 2. Ceel biyo badan oo mar kasta buuxa. 3. ld darid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daris

darid | qaddaris | Beljim |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version