Site icon Qaamuus

ereyga

Daroof

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Darmooyin casaan ah oo guryaha derbiyadooda lagu qurxiyo.

Daroof

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Derbiyada guryaha casaan ku qurxin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daroof

daroofid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version