Site icon Qaamuus

ereyga

Daroori

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hadal tira badan oo aan micna lahayn. ld darooryaan¹.

Daroori

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ryay, -riday; -ryi)

Ku hadlid hadal aan micno lahayn. ld darooryaan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daroori

darooryaan | darooryaan | darooryid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version