Site icon Qaamuus

ereyga

Darro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar. ld tarro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darro

caabuq | caabuq | qaabdarro | caafimaaddarro | edebdarro | edebdarroo | edebdarrood | nabar-kul | tafajiid | yicis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version