Site icon Qaamuus

ereyga

Darrow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Liididda wax la liido ama la xaqiro; quursi. ld darraabid.

Darrow

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-raabay, -rowday; -raabi)

1. Wax quursasho. 2. U d.: wax dhaqaale darrayn. ld darraw².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darrow

anshaxdarrow | dacdarrow | darraabid | darraw | dhaqaaladdarroobid | dhaqaaladdarrow | dhurdarrow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version