Site icon Qaamuus

ereyga

Daw

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

1. Waddo, dariiq; jid. 2. Wax habboon ama xaq ah. ld dow.

Daw

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)

(juqr.) Meel gaaban lagana gudbi karo ee buuro is haysta oo hakiya dhaqaaqa.

Daw

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ceelal badan oo isku meel ku yaalla.
Dawliil*

Bidhaan fog


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daw

aabonimo | waab | baaci | faaltow | haandawaco | qaado | qaarxabaal | qaarxabaal | sab | taddawur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version