Dawaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wareegga kacbada lagu sameeyo iyadoo waajibka xajka la gudanayo. 2. Socod badan oo warwareeg ku jiro. 3. ld dawaafid.
Dawaaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. Iyadoo waajibka xajka la gudanayo, kacbada wareeg ku samayn. 2. Socod badan oo warwareeg ku jiro samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawaaf ↴
cumro | dawaafi | dawaafid | dawaafin | dawaafsii | dawaafsiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg