Site icon Qaamuus

ereyga

Dawaco

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Dugaag hilib ku noolka ka mid ah, eyga u eg kase yar oo ariga laaya. 2. Dawacada midkeeda dheddig. ld dacawo, dayo¹ (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawaco

haandawaco | booraandawaco | dacawo | darandawaco | dawo | dayo | dufandawaco | golacas | ilkaddawaco |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version