Dayac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Daryeel iyo xannaana la'aan. ld daayacaad.
Dayac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -yici)Wax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dayac ↴
raac | xafid | astur | daayac | daayacaad | dagan | dagan | dagati | dago |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg