Site icon Qaamuus

ereyga

Daynaamiko

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (fiis.)

Qayb ka mid mekaanikada oo la xiriirta xoogagga dooriya ama abuura socodka walxaha. ld dinaamiko.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daynaamiko

dinaamiko |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version