Debbir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Wax si wanaagsan u xallin. 2. Kala d.: wax si khayaano ku jirto u habeyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga debbir ↴
debbiraad | debbirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg