Site icon Qaamuus

ereyga

Debci

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax giigsan sida xarig iwm. giigsanaanta ka bi'in. ld dabci².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga debci

dabac | dabci | dabcid | dabcin | debac | debcid | debcin | debec | debecla'aan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version