Site icon Qaamuus

ereyga

Debec

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld debcid.

Debec

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bcay, -becday; -bci)

1. Xarig, guntin iwm wax giigsanaantii ka ba'day noqosho. 2. U d.: wax u dhega nuglaan. ld dabac², debac².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga debec

xadato | bari | baroordiiq | baroordiiq | beerjileec | calooljileec | daaji | dabac | dabacla'aan | dabacsamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version