Site icon Qaamuus

ereyga

Debecsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Xarig, guntin iwm oo giigsanaan wax debcay noqosho. ld dabacsan¹, debacsan¹.

Debecsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Xarig, guntin iwm oo giigsanaa wax debcay ahaansho. ld dabacsan², debacsan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga debecsan

xadato | bari | baroordiiq | baroordiiq | beerjileec | daaji | dabacsan | dabacsan | dabacsanaan | dabacsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version