Site icon Qaamuus

ereyga

debecsanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

Wax debacsan noqosho. ld dabacsanow, debacsanow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh debecsanow

dabacsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld debecsanow.

debacsanow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-naaday, -naatay)
ld debecsanow.

debecsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg debecsanow. ld debecsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version