Dedan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Waqti wixii la sheegaa aanay shaac bixin oo qarsoomaan. ld dadan¹.
Dedan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Wax la deday noqosho. ld dadan².
Dedan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)Wax la deday ahaansho. ld dadan³.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dedan ↴
okori | okoro | qab | asheer | asheeri | baraako | bas | dacar | dadan | dadan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg