Site icon Qaamuus

ereyga

Deeb

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Caws weelasha lagu deebiyo, leh caleemo dhuudhuuban, ubax qodxo leh oo ka baxa bannaanada. 2. Dambas dhirta qaarkeed laga shido oo loo isticmaalo waxyaabo kala duwan sida dhayidda xoolaha, magdaynta hargaha iwm. 3. Dambas.

Deeb

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

D.na: dabadeed, kaddib.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deeb

baabee | dabandeeb | dabandeeb | dabandeebid | deebaaji | deebaan | deebaani | deebad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version