Site icon Qaamuus

ereyga

Deeg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. D. ah: qof wax lahaa oo faqriyey. 2. ld deegid.

Deeg

Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:

Istaag! ( fardaha ayaana loo adeegsadaa).

Deeg

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Qof cayrtoobid. 2. Qoor kacsi dartiis la caatoobid. 3. Fardo fuulid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deeg

oomane | oomane-u-eke | adeeg | adeeg | adeegasho | adeege | adeegid | adeego | adeegsad | adeegsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version