Site icon Qaamuus

ereyga

Deelqaaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Ka leexashada qaafiyad maanso ku socotay laga leexdo. 2. D. ah: Hadal meesha laga sheegayo aan ku habboonayn ama gef ah. 3. Labo waxyaalood oo aan isu dhoweyn isu keenid.

Deelqaaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Ku d.: hadal meel ka dhac ah, aan daw lahayn qof ku dhihid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deelqaaf

deelqaafi | deelqaafid | deelqaafin | haldhac | jacbur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version