Site icon Qaamuus

ereyga

Deeqdaran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Qof gacan adag oo aan wax bixin ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deeqdaran

deeqdarnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version