Deexo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-xday, -xatay)1. U d.: qof, qof kale si daacad ah ugu warramid. 2. Hadal badan shubid; dalqamid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deexo ↴
deexasho | fadeexo | fadeexoobid | fadeexow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg