Degaandeg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)Inta u dhexeysa dusha meel sare ilaa halka ay ka simantahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga degaandeg ↴
hoobad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg