Site icon Qaamuus

ereyga

Degalbaaris

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(taar.) Barashada taariikheed iyo dhaqan ee mujtamacyadii hore, adigoo eegaya dhismooyinkii ay ka tageen, xabaalihii, qalabkoodii iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga degalbaaris


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version