Site icon Qaamuus

ereyga

Degel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Saalada xerada ariga ama lo'da ku kabbisanta. 2. Meel muddo badan la degganaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga degel

carraggoys | cayalo'aad | degeltir | degeltirid | doomaar | jabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version