Deggan
Qaabnaxa: f.g/mg4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. (f.g) Wax meel rug ka dhigtay ahaansho (cid). 2. (f.mg) Wax xasillan ahaansho. 3. (f.mg) Wax kudid raba ahaansho (sac).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deggan ↴
jaar | nabadgelyo | oktet | oollin | ummad | waaqla' | wadaali | yool | aayar | ab'ogaa |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg