Degmo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Beel. 2. Qaybaha gobod u qaybsamo middood. 3. ld degsiimo. Meel la degganyahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga degmo ↴
xaafad | daalalli | degsiimo | ilaal | saldhig | tarriiq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg