Site icon Qaamuus

ereyga

Deltooyd

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Muruq weyn oo qaab saddex gees leh oo daboola isgoyska garabka. Wuxuu kor u qaadaa gacanta oo ka fogeeyaa jirka intiisa kale.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deltooyd


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version