Dembi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan. 2. Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dembi ↴
eedaysan | eedaysane | saamax | xabbis | xaladhaley | asaabboon | boondhow | cafis | carrabmaris | cisaaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg