Dembidhaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cafinta uu Ilaah cafiyo qof dembi galay. ld dembidhaafid.
Dembidhaaf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)U d.: qof dembi ka cafiyid (Ilaah).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dembidhaaf ↴
dambidhaaf | dambidhaafid | dembidhaafid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg