Site icon Qaamuus

ereyga

Dementiya

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Xaalad cudur oo joogto ah ama muddo dheer socota oo ay maskaxda gabto hawsheeda. Astaamo: xasuus xumo, isbeddel shakhsiyaded, fakar xumo iyo habow, istix geli la'aan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dementiya


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version